HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray Madxafka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray Madxafka Qaranka Hargeysa-16-06-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tegay dhismaha cusub ee loo bineeyey madxafka...

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo shacabka kala qaybgalay tukashada Salaadda ciidal Adxada.

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo shacabka kala qaybgalay tukashada Salaadda ciidal Adxada.   Hargeysa-16-06-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala...

 Golaha Wasiirrada Oo Go’aan Gale Ku Soo Saarey In Arrimaha Kufsiga Lagu Xaliyo Oo Kaliya Go’aamadda Garsoorka

WAR-SAXAAFADEED.  Golaha Wasiirrada Oo Go'aan Gale Ku Soo Saarey In Arrimaha Kufsiga Lagu Xaliyo Oo Kaliya Go'aamadda Garsoorka.   Hargeysa-13-06-2023-(MT-JSL)-Fadhigii 129aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo...

Khudbad-Sannadeedka Dastuuriga ah Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi

Khudbad-Sannadeedka Dastuuriga ah Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi Axad, 9 June 2024   Shir-guddoonka Golaha Baarlamaanka JSL, Mudanayaasha Golaha Barlamaanka ee Sharafta Leh, Guddoomiyaha Maxkamadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Wufuud ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Wufuud ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay. Hargeysa-23-05-2024-(MT-JSL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley Ku-xigeenka...