HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland iyo Arrimihii lagaga Wadda Hadlay Galabta

WAR-SAXAAFADEED.   Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland iyo Arrimihii lagaga Wadda Hadlay Galabta.   Hargeysa-02-01-2025-(MT-JSL)-Fadhigii 004aad ee shirka golaha wasiirrada  ee xukuumadda wada-jir iyo wax-qabad ee uu gadh-wadeenka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Munaasibadda sannadka cusub ee 2025-ka awgeed Hambalyo u diray Shacbiga

  Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Ilaahay ayaa keligii Mahad Leh.   Walaalayaal, Shacabkayga reer Somaliland.   Munaasibadda sannadka cusub ee 2025-ka awgeed, waxa aan halkan hanbalyo, duco iyo dardaaran-ba ugu...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxda Ururrada Bulshada Rayidka ah

WAR-SAXAAFADEED. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxda Ururrada Bulshada Rayidka ah. Hargeysa-30-12-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi oo uu weheliyo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland,...

Mudanayaasha Golaha Wasiirrada, Masuuliyiinta Kale Ee Qaranka, Iyo Aqoonyahanka Dhammaantiin Asalaamu Calaykum Wa Raxmatullaahi Wa Barakaatuhu

Mudanayaasha Golaha Wasiirrada, Masuuliyiinta Kale Ee Qaranka, Iyo Aqoonyahanka Dhammaantiin Asalaamu Calaykum Wa Raxmatullaahi Wa Barakaatuhu Waxaa inoo soo dhammaaday barnaamijkii muhiimka ahaa ee u...

Hadal Jeedinta Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane. Maxamed Cali Aw Cabdi ee Kulanka Aqoon-is-waydaarsiga Golaha Wasiirrada oo Maalintii 2aad Galay

Hadal Jeedinta Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane. Maxamed Cali Aw Cabdi ee Kulanka Aqoon-is-waydaarsiga Golaha Wasiirrada oo Maalintii 2aad Galay   Kulankii Aqoon-is-waydaarsiga Golaha Wasiirrada JSL...