HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Abaal-Marinno Guddoonsiiyey Ardaydii Kaalmaha Sare Ka Gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka Ah Ee Bisha Ramadaan + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Abaal-Marinno Guddoonsiiyey Ardaydii Kaalmaha Sare Ka Gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka Ah Ee Bisha Ramadaan.   Hargeysa-10-04-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Ganacsatada Dalka la Qaatay Kulan Ballaadhan oo Qaadhaan Loogu Ururinayo Suuqa Waaheen + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Ganacsatada Dalka la Qaatay Kulan Ballaadhan oo Qaadhaan Loogu Ururinayo Suuqa Waaheen Hargeysa-08-04-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi, ayaa caawa kulan...

Baaq Caalami Ah Oo Uu Ku Saxeexan Yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Looguna Talo-galay In Taageero Loogu Raadiyo Dadkii Ay Saamaysay Musiibada Dabka Ee Suuqa...

Baaq Caalami Ah Oo Uu Ku Saxeexan Yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Looguna Talo-galay In Taageero Loogu Raadiyo Dadkii Ay Saamaysay Musiibada Dabka Ee Suuqa...

Madaxweyne Ku-Xigeenka JSL Oo Ay Weheliyaan Xubnaha Guddida Taakulaynta Heer Qaran Ee Dadkii Ku Waxyeelloobay Suuqa Waaheen Oo Kulan La Qaatay Wafti Ballaadhan Oo...

Madaxweyne Ku-Xigeenka JSL Oo Ay Weheliyaan Xubnaha Guddida Taakulaynta Heer Qaran Ee Dadkii Ku Waxyeelloobay Suuqa Waaheen Oo Kulan La Qaatay Wafti Ballaadhan Oo...