HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigiisa Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyey Xarunta Heritage Foundation

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigiisa Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyey Xarunta Heritage Foundation Washington DC- 14-03-2022-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigiisu markii ay ka soo baxeen...

Qaybta Labaad Ee Sawirada

Somaliland: President Bihi’s Speech at the Heritage Foundation

I. Introduction Good afternoon, I would like to extend my sincere gratitude and appreciation to Dr. Kevin Roberts, President of the Heritage Foundation, for inviting...

Sawiro: Weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Degay Dallas International Airport Ee Dalka Maraykanka

Weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Degay Dallas International Airport Ee Dalka Maraykanka Si Ballaadhana loogu Soo Dhaweeyey Madaarka. Washington DC- 13-03-2022-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane...