“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...
WAR SAXAAFADEED
Waxa maanta (28.12.2024) si rasmi ah u furmay Kulanka Aqoon-iswaydaarsiga Golaha Wasiirrada JSL ee Xukuumada WADAJIR iyo WAX-QABAD ee uu Gadh-wadeenka ka yahay...