HomeWararka

Wararka

WAR SAXAAFADEED : Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland

WAR SAXAAFADEED Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayey Madaxweyne...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐦𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐛𝐢𝐥𝐞𝐲 .

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐦𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐛𝐢𝐥𝐞𝐲 . Gabiley: 21/02/2025 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muddane Cabdiraxmaan Maxamed...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qaybgalay Ololaha Nadaafadda + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qaybgalay Ololaha Nadaafadda   Hargeysa-29-07-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka Hargeysa kala qaybgalay Olole...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ciidanka Booliska Kala Qaybgalay Munaasibad Ay Kusoo Bandhigeen Maandooriye Tiro Badan Oo Ay Soo Qabteen Xalay + Sawiro

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ciidanka Booliska Kala Qaybgalay Munaasibad Ay Kusoo Bandhigeen Maandooriye Tiro Badan Oo Ay Soo Qabteen Xalay.   Hargeysa-29-07-2021(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Ciidal Adxaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Ciidal Adxaha.   Hargeysa-20-07-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka  ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala...

Madaxweyne ku xigeenka Oo Saaka Shacabka Caasimadda Hargeysa Kula Tukaday Garoonka Kubada Cagta Ee Hargeysa Stadium

Madaxweyne ku xigeenka Oo Saaka Shacabka Caasimadda Hargeysa Kula Tukaday Garoonka Kubada Cagta Ee Hargeysa Stadium.   Hargeysa-20-07-2021-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)...