HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Hadhimo-Sharafeed Ah La Qaatay Xubno Kamid Dadka Aragga Naafada Ka Ah + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Hadhimo-Sharafeed Ah La Qaatay Xubno Kamid Dadka Aragga Naafada Ka Ah.   Hargeysa-19-10-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xus Ballaadhan Oo Loo Sameeyey 37-Guurada Kasoo Wareegtay Maalinta Shuhadada SNM + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xus Ballaadhan Oo Loo Sameeyey 37-Guurada Kasoo Wareegtay Maalinta Shuhadada SNM   Hargeysa-17-10-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Loo Sameeyey 341 Arday Oo Ka Qalinjebiyey Jaamacadda Edna Aadan + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Loo Sameeyey 341 Arday Oo Ka Qalinjebiyey Jaamacadda Edna Aadan Hargeysa-11-10-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa...