HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Munaasad Loogu dabbaaldegayo 61-guurada kasoo wareegtay Maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeeda ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska oo Madaxtooyada Lagu Qabtay + Sawiro

Munaasad Loogu dabbaaldegayo 61-guurada kasoo wareegtay Maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeeda ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska oo Madaxtooyada Lagu Qabtay. Hargeysa-26-06-2021-(MT-JSL)-Xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland,...

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Safaaradda Somaliland Ee Uk Oo Gaadhi Caafimaad Oo Casri Ah Iyo Mid Kale Ku Wareejisay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Safaaradda Somaliland Ee Uk Oo Gaadhi Caafimaad Oo Casri Ah Iyo Mid Kale Ku Wareejisay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Hargeysa-20-06-2021-(MT-JSL)-Agaasimaha guud ee...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Xubnihii Haweenka Ahaa Ee Aan Ku Guulaysan Tartankii Ay U Galeen Kuraasida Goleyaasha Wakiillada Iyo Deegaanka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Xubnihii Haweenka Ahaa Ee Aan Ku Guulaysan Tartankii Ay U Galeen Kuraasida Goleyaasha Wakiillada Iyo Deegaanka. Hargeysa-20-06-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Booqasho Ugu Tegay Dufcadda Saddexaad Ee Dhalinyarada Barnaamijka Shaqo Qaran

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Booqasho Ugu Tegay Dufcadda Saddexaad Ee Dhalinyarada Barnaamijka Shaqo Qaran Darar-weyne-18-06-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo Jimce...