HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Shirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Qabsoomay Iyo Nuxurka Qodobbo Muhiim Ah Oo Lagaga Hadlay + Sawiro

Shirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Qabsoomay Iyo Nuxurka Qodobbo Muhiim Ah Oo Lagaga Hadlay. Hargeysa-17-06-2021-(MT-JSL)-Fadhigii 76-aad golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey...

Madaxweynaha JSL Oo Kulan Duco Iyo Dardaaran Ah La Qaatay 17-Ka Mudane Ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa Oo Maanta Maayar Iyo Ku-xigeen Doortay +...

Madaxweynaha JSL Oo Kulan Duco Iyo Dardaaran Ah La Qaatay 17-Ka Mudane Ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa Oo Maanta Maayar Iyo Ku-xigeen Doortay. Hargeysa-17-06-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Xildhibaannadii Golaha Wakiillada Uga Soo Baxay Xisbiga Kulmiye

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Xildhibaannadii Golaha Wakiillada Uga Soo Baxay Xisbiga Kulmiye Hargeysa-15-06-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa...

Madaxweynaha Oo Caawa Kullan Isugu Yeedhay Duqii Hore Ee Caasimadda Iyo Musharaxa Cusub ee Caasimadda Hargeysa

Madaxweynaha Oo Caawa Kullan Isugu Yeedhay Duqii Hore Ee Caasimadda Iyo Musharaxa Cusub ee Caasimadda Hargeysa Hargeysa-13-06-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa...