HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Caddaaladda Ee Dalka Zambia + Sawiro

WAR-SAXAAFADEED: 06 /04/2021   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Caddaaladda Ee Dalka Zambia.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta...

Guddiyada Ka Hortagga Xanuunka Covid-19 Iyo Abaaraha Oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Dalka + Sawiro

Guddiyada Ka Hortagga Xanuunka Covid-19 Iyo Abaaraha Oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Dalka.  Hargeysa-06-04-2021-(MT-JSL)-Guddiyada ka hortagga iyo u diyaargarowga xanuunka COVID-19 iyo Abaaraha, ayaa xalay...

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Afar Qodob Oo Muhiima Ka Soo Saaray Fadhigii 73aad

WAR-SAXAAFADEED: 01/04/2021 Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Afar Qodob Oo Muhiima Ka Soo Saaray Fadhigii 73aad Ee Maanta Fadhigii 73aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xilkii ka qaaday Maareeyihii Guud ee hore ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada kuna magacaabay masuul cusub

WAREEGTO MADAXWEYNE: 31 /03/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-642/032021 iyo JSL/XM/WM/222-643/032021 uu xilkii kaga qaaday...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Hablo Kamid Ah Ciidanka Booliska Oo Saraakiil U Dallacay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Hablo Kamid Ah Ciidanka Booliska Oo Saraakiil U Dallacay   Hargeysa-28-03-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaabilay hablo dhallinyaro...