HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Taiwan U Fadhiya Dalka Somaliland

 WAR-SAXAAFADEED: 19 /12/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Taiwan U Fadhiya Dalka Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa...

Madaxweynaha JSL Iyo Waftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Caasimada Somaliland Ee Hargeysa + Sawiro

Madaxweynaha JSL Iyo Waftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Caasimada Somaliland Ee Hargeysa   Hargeysa-16-12-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi iyo wafti ballaadhnaa...

War-murtiyeed wada-jir ah oo ay soo saareen labada madaxweyne ee Somaliland iyo Kenya ayaa u dhignaa Sidan:-

WAR-MURTIYEED WADA-JIR AH   Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa si wada jir ah u soo saaray Maanta War...

Khudbad Garnaqsi Ah Oo Uu MadaxweynahaJamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Jeediyey Dalka Kenya

Khudbad Garnaqsi Ah Oo Uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Jeediyey Dalka Kenya   Nairobi-15-12-2020-(MT-JSL)-Ugu horayn waxaan aad iyo aad ugu mahad naqayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Kenya...