HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Soo Xidhay  Tartankii Koobka Kubbadda Cagta Ee Gobollada  Dalka + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Soo Xidhay  Tartankii Koobka Kubbadda Cagta Ee Gobollada  Dalka.   Hargeysa-16-11-2020-(SL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo gunaanaday tartanka kubbadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeer Shaqo Ku Tegay Gegida Kubbadda Cagta Ee Hargeysa Stadium Iyo Xarumo Ka Mida Laamaha Dawladda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeer Shaqo Ku Tegay Gegida Kubbadda Cagta Ee Hargeysa Stadium Iyo Xarumo Ka Mida Laamaha Dawladda. Hargeysa-14-11-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Uu Hoggaaminayo Wasiir Maxamed Soomaali Oo Ka Socda Dalka Jabuuti + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Uu Hoggaaminayo Wasiir Maxamed Soomaali Oo Ka Socda Dalka Jabuuti   Hargeysa-12-11-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...

Wasiirrada Somaliland Oo Go’aamo Ka Gaadhay Gaadiidka Gurran Ee Dalka Laga Istcimaalo iyo Soo Dejinta Gaadiidka Yaryar ee Vitz-ta.

WAR-SAXAAFADEED: 05/11/2020 Wasiirrada Somaliland Oo Go’aamo Ka Gaadhay Gaadiidka Gurran Ee Dalka Laga Istcimaalo iyo Soo Dejinta Gaadiidka Yaryar ee Vitz-ta.   Fadhigii 66aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda...