HomeWararka

Wararka

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐦𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐛𝐢𝐥𝐞𝐲 .

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐦𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐛𝐢𝐥𝐞𝐲 . Gabiley: 21/02/2025 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muddane Cabdiraxmaan Maxamed...

“ Anigu shaqsigan waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka iyo wanaaga shacbiga Somaliland …” Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...

  “ Anigu shaqsigan waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka iyo wanaaga shacbiga Somaliland …” Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...

Muuqaalada Guud Ee Qalinjebinta Jaamacadda Burco

https://youtu.be/0YIHianf5nw

Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco   Burco-19-10-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey laba masuul

WAREEGTO MADAXWEYNE: 17 /10/2020   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-564/102020 iyo JSL/XM/XKQ/222/1-562/102020 uu Xilka qaadis iyo...

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dood iyo Falan-qayn ka yeeshay heshiiska Ay Wada Gaadheen Soomaaliya Iyo Wakiilka UN-ka

WAR-SAXAAFADEED: 17/10/2020 Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dood iyo Falan-qayn ka yeeshay heshiiska Ay Wada Gaadheen Soomaaliya Iyo Wakiilka UN-ka   Fadhi aan caadi ahayn oo golaha...

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Xildhibaan Cabdikariin Aw Cali Shabeel tacsi u diray

TACSI MADAXWEYNE: 14/10/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Soo Dhaweyn Balaadhan Loogu Sameeyey Magaalada Gabiley + Sawiro

Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Soo Dhaweyn Balaadhan Loogu Sameeyey Magaalada Gabiley   Hargeysa-12-10-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu...