HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.   Hargeysa-30-04-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal, kuna magacaabay masuul cusub

Wareegto Madaxweyne 28.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal ee Jamhuuriyadda...

Nuxurka Kulan Madaxweyne Muuse Biixi La Yeeshay Wakiilka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya + Sawiro

Nuxurka Kulan Madaxweyne Muuse Biixi La Yeeshay Wakiilka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya   Hargeysa-09-01-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo tacsi u diray shacbiga Somaliland Iyo eheladuu uu ka baxay Marxuum Axmed Xaaji Ducaale Cabdalle (Axmedkeyse)

TACSI MADAXWEYNE: 08/01/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Bilowga Mashaariicda JPLG-da ee Sannadka Cusub oo Maanta La Kala Saxeexday + Sawiro

Bilowga Mashaariicda JPLG-da ee Sannadka Cusub oo Maanta La Kala Saxeexday Hargeysa-06-01-2020-(MT-JSL)-Xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland waxa maanta lagu kala saxeexday heshiiska mashaariicda maamul-daadejinta JPLG-da ee...

Wasiirkii Hore Oo maanta Geeriyooday Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi u diray shacbiga Somaliland Iyo Eheladii uu ka baxay

TACSI MADAXWEYNE: 06/01/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...