HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.   Hargeysa-30-04-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal, kuna magacaabay masuul cusub

Wareegto Madaxweyne 28.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal ee Jamhuuriyadda...

Hambalyada Madaxweynaha JSL Ee Sanadka Cusub 2020-ka- 31/12/2019

Hambalyada Madaxweynaha JSL Ee Sanadka Cusub 2020-ka- 31/12/2019   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu curashada Sannadka Cusub ee miilaadiga 2020-ka awgeed, sannadka...

Madaxweynaha JSL Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Kordhiyey Xarunta Guud Ee Ciidanka Dab-damiska + Sawiro

Madaxweynaha JSL Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Kordhiyey Xarunta Guud Ee Ciidanka Dab-damiska.   Hargeysa-31-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta...

Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u diray Shacbiga iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuum Cawl Cimi Cabdalle Maayarkii Hore ee Hargeysa

TACSI MADAXWEYNE: 28/12/2019   INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta iyo Go’aamadii Ka Soo Baxay

WAR-SAXAAFADEED: 26 /12/2019   Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta iyo Go’aamadii Ka Soo Baxay.     Fadhigii 51-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Salaan Ah La Qaatay Weftigii Ka Socday Maamullada Soomaalida Iyo Oromada Ee Dalka Itoobiya + Sawiro

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Salaan Ah La Qaatay Weftigii Ka Socday Maamullada Soomaalida Iyo Oromada Ee Dalka Itoobiya.   Hargeysa-26-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...