HomeWararka

Wararka

Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo salka ku haya sidii la isu-waafijin lahaa arrimaha doorashooyinka sannadkan gudihiisa loo diyaar...

WAR-SAXAAFADEED. Hargeysa-18-04-2024-(MT-JSL)-Fadhigii 127aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib  Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo ku...

Wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-394/122019, ayaa lagu dhaqan geliyey La-wareegidda Buugga Dhaq-dhaqaaga Gaadiidka iyo Summadda Tirsiga Gaadiidka

Wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-394/122019, ayaa lagu dhaqan geliyey La-wareegidda Buugga Dhaq-dhaqaaga Gaadiidka iyo Summadda Tirsiga Gaadiidka WAREEGTO MADAXWEYNE:  18/12/2019   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ku Guda Jira Kormeerka Mashuuraca JPLG Ayaa Gaadhay Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal +Sawiro

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ku Guda Jira Kormeerka Mashuuraca JPLG Ayaa Gaadhay Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal. Boorama-14-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane,...

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagu Ansixiyey Xeerar kuwa kalena lagu Qaybiyey + Sawiro

WAR-SAXAAFADEED:12-12-2019 Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Lagu Ansixiyey Xeerar kuwa kalena lagu Qaybiyey. Fadhigii 50-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda...