HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Soo Xidhay Shirweynaha Afraad Ee Xisbiga KULMIYE + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Soo Xidhay Shirweynaha Afraad Ee Xisbiga KULMIYE   Hargeysa-06-10-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE,  Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo xidhay...

Muuqaalka Guud iyo Maalintii labaad ee Shirweynaha Xisbiga Kulmiye

https://youtu.be/BS0J_orKIB4

Shirweynaha KULMIYE Oo Maalintii Labaad Galay iyo Ergeda oo Dooratay Shanta Xubnood oo Xisbiga Hoggaamin Doonta + Sawiro

Shirweynaha KULMIYE Oo Maalintii Labaad Galay iyo Ergeda oo Dooratay  Shanta Xubnood oo Xisbiga Hoggaamin Doonta   Hargeysa-05-10-2020-(MT-JSL)-Shirweynaha Afraad ee xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa maalintiisii labaad galay,...