HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.   Hargeysa-30-04-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal, kuna magacaabay masuul cusub

Wareegto Madaxweyne 28.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal ee Jamhuuriyadda...

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabibay Dhilinyaro Loo Tababarayo Hoggaaminta (Learship) + Sawiro

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabibay Dhilinyaro Loo Tababarayo Hoggaaminta (Learship)   Hargeysa-02-11-2019-(SL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)  oo...

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Daah-Furay Mashruuc Ay  Wasaaradda Shaqo Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo  Qoysku Shaqo Ugu Abuurtay In Ka Badan 50 Qoys Oo Danyar...

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Daah-Furay Mashruuc Ay  Wasaaradda Shaqo Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo  Qoysku Shaqo Ugu Abuurtay In Ka Badan 50 Qoys Oo Danyar...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland   Hargeysa-02-011-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay...

Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal oo geeriyooday iyo Madaxweynaha JSL oo Ciidamada iyo shacbiga ka tacsiyadeeyey geeridaasi

TACSI MADAXWEYNE: 01/11/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...