HomeWararka

Wararka

Gudida Abaraha Heer Qaran Ayaa Wakiilka Imaratka Carabta u fadhiya Somaliland Kala Wareegay Deeq Mucawimo Ah

Guddida Gurmadka Abaaraha Heer Qaran oo uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka JSL, ahna Guddoomiyaha Guddida, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa maanta Wakiilka Dawladda Imaaraadka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada JSL ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska (UK) u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐨𝐪𝐨𝐫𝐭𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐧𝐠𝐢𝐫𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐮 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐬𝐚𝐧 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada...

Madaxweynaha JSL Oo Shacabka War Ka Siiyey Xaaladda Xanuunka COVID-19, Digniin Culusna U Diray Cidkasta Oo Isku Dayda Inay Jebiso Awaamiirta Xukuumaddu Kula Dagaallamayso...

Madaxweynaha JSL Oo Shacabka War Ka Siiyey Xaaladda Xanuunka COVID-19, Digniin Culusna U Diray Cidkasta Oo Isku Dayda Inay Jebiso Awaamiirta Xukuumaddu Kula Dagaallamayso...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ku Qabsoomay Habka Maqalka Iyo Muqaalka Ah + Sawiro

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ku Qabsoomay Habka Maqalka Iyo Muqaalka Ah.     Fadhigii 58aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha...

Madaxweynaha somaliland oo Ciidanka Qaranka iyo Shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida mujaahid gashaanle sare Marxuum Cumar Aw Maxamed Xasan (Dhako-finish)

TACSI MADAXWEYNE: 06/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Madaxweynaha Somaliland oo Ciidamada iyo shacbiga ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum  Cismaan Jibriil Xagar taliyihii hore ee ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland

  TACSI MADAXWEYNE: 05/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...