HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha JSL Shir-Guddoonka Guurtida Iyo Wakiillada Iyo Hoggaanka Axsaabta Qaranka Oo Qodobbo Muhiim Ah Ka Hadlay + Sawiro

Madaxweynaha JSL Shir-Guddoonka Guurtida Iyo Wakiillada Iyo Hoggaanka Axsaabta Qaranka Oo Qodobbo Muhiim Ah Ka Hadlay   Hargeysa-09-04-2020-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay...

Imaaraadka Carabta Oo Noqotay Dawladdii Ugu Horaysay Oo Kaalmo Caafimaad Oo Lagaga Hortagayo Coronavirus Soo Gaadhsiisa Jamhuuriyadda Somaliland

Dawladda Imaaraadka Carabta Oo Noqotay Dawladdii Ugu Horaysay Oo Kaalmo Caafimaad Oo Lagaga Hortagayo Coronavirus Soo Gaadhsiisa Jamhuuriyadda Somaliland   Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta mucaawinadii...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo tacsi u diray shacbiga Somaliland iyo bahda fanka iyo suugaanta ee uu ka baxay Marxuum Axmed Ismaaciil Xuseen “Xudeydi”

TACSI MADAXWEYNE: 08/04/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...