HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qayb-galay Xus Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Sannad-Guuradda 26-Aad Ee Kasoo Wareegtay Aas-Aaska Ciidanka Qaranka JSL + Sawiro

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qayb-galay Xus Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Sannad-Guuradda 26-Aad Ee Kasoo Wareegtay Aas-Aaska Ciidanka Qaranka JSL.   Hargeysa-02-02-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wefti Balaadhan Oo Ka Socday Hay’adda UNCDF + Sawiro

  WAR-SAXAAFADEED: 01 /02/2020 Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley  Wefti Balaadhan Oo Ka Socday Hay’adda UNCDF Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Midowga Yurub Amb. Nicolas Berlanga Martinez + Sawiro

WAR-SAXAAFADEED: 01 /02/2020     Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Midowga Yurub Amb. Nicolas Berlanga Martinez     Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta...