HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Aaska Marxuum Axmed-Yaasiin Xaaji Abu-site + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Aaska Marxuum Axmed-Yaasiin Xaaji Abu-site   Hargeysa-28/01/2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas ballaadhan oo xabaalaha...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Wafti Uu Hoggaaminaayo Wakiilka Cusub Ee Xafiiska Unsom

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdirxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hoggaaminaayo wakiilka cusub ee Xafiiska UNSOM u qaabilsan dhinaca...

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Maanta Daah-Furay Dib U Habaynta  Tirada Qaxoontida Ka Diiwaan Gashan Jamhuuriyadda Somaliland + Sawiro

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Maanta Daah-Furay Dib U Habaynta  Tirada Qaxoontida Ka Diiwaan Gashan Jamhuuriyadda Somaliland   Hargeysa-25-01-2020-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil ...