“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...
Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga ka Tacsiyadeeyey Qoys Ku nafwaayey Guri Ku Dumay Oo Ay Ku dhinteen Labadii waalid oo Hooyaduna ay Xaamilo tahay iyo...