HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Safiirka Dawladda Denmark   Hargeysa-22-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Safiirka Dalka Denmark Ambassador Steen...

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto Madaxweyne ku laalay Xaaladii Deg-dega ahayd ee hore loogu soo rogay Degmooyinka Gar-adag, Ceel Afweyn iyo Ceerigaabo.

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto Madaxweyne ku laalay Xaaladii Deg-dega ahayd ee hore loogu soo rogay Degmooyinka Gar-adag, Ceel Afweyn iyo Ceerigaabo.   WAREEGTO MADAXWEYNE: 25/06/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Ololaha Cidhib-tirka  Cudurka Dabaysha + Sawiro

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Ololaha Cidhib-tirka  Cudurka Dabaysha   Hargeysa-25-06-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-330/062019, uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda.

WAREEGTO MADAXWEYNE: 24/06/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-330/062019, uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku...

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-328/062019, Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-328/062019, Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. WAREEGTO MADAXWEYNE: 22/06/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo  Daah-Furay Shirweyne Ballaadhan Oo Lagu Gorfaynayo Horumarinta Hay’adaha Maaliyadeed Ee Dalka + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo  Daah-Furay Shirweyne Ballaadhan Oo Lagu Gorfaynayo Horumarinta Hay’adaha Maaliyadeed Ee Dalka.   Hargeysa-22-06-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  maanta Daah-furay...