HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland   Hargeysa-02-011-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay...

Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal oo geeriyooday iyo Madaxweynaha JSL oo Ciidamada iyo shacbiga ka tacsiyadeeyey geeridaasi

TACSI MADAXWEYNE: 01/11/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Mashruuc Ballaadhan Oo Koronto Lagaga Dhalinayo Tamarta Cadceedda + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Mashruuc Ballaadhan  Oo Koronto Lagaga Dhalinayo Tamarta Cadceedda   Hargeysa-30-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah...