HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Qalinjebinta Dufcaddii 18-aad ee Ka Baxda Jaamacadda Cammuud + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Qalinjebinta Dufcaddii 18-aad ee Ka Baxda Jaamacadda Cammuud   Boorama-11-09-201(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay...

MadaxweynahaJSL Oo Billado Iyo Shahaado-sharafeed Guddoonsiiyey Saraakiil Katirsan CiidankaQaranka Oo Guulo Kasoo Hooyey Kulliyad Ciidan Oo Dalka Itoobiya Ku Taalla + Sawiro

Madaxweynaha JSL Oo Billado Iyo Shahaado-sharafeed Guddoonsiiyey Saraakiil Katirsan Ciidanka Qaranka Oo Guulo Kasoo Hooyey Kulliyad Ciidan Oo Dalka Itoobiya Ku Taalla.   Hargeysa-10-09-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...