HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa booqasho ku tegay aaga cashuuraha ka caagan (Freezone)ka Jabuuti, dhismaha dhaam biyood balaadhan oo laga wado Carta iyo Weeca + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa booqasho ku tegay aaga cashuuraha ka caagan (Freezone)ka Jabuuti, dhismaha dhaam biyood balaadhan oo laga wado Carta iyo Weeca + Sawiro   Jabuuti-04-09-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha...

Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti + Sawiro

Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti     Jabuuti-03-09-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa gaadhay dalka...

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Maanta U Ambo-Baxay Dalka Jabuuti + Sawiro

WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Maanta U Ambo-Baxay Dalka Jabuuti   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta...

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga ka tacsiyadeeyey Geerida Gudoomiyihii hore ee gobolka Togdheer Cabdi Xuseen Dheere

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga ka tacsiyadeeyey Geerida Gudoomiyihii hore ee gobolka Togdheer Cabdi Xuseen Dheere TACSI MADAXWEYNE: 03/09/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta Iyo Qodobada Ka Soo Baxay

  WAR-SAXAAFADEED: 02 /09/2019   Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta Iyo Qodobada Ka Soo Baxay   Kal-fadhigii 40-aadee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha...

Hambalyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamka – 1441-ka.

DHAMBAAL HAMBALYO AH 30/08/2019 Hambalyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamka – 1441-ka. +++++++++++++++++++++++++++++++++++++ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa,...