HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya + SAWIRO

Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya   Hargeysa-28-07-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar...

Madaxda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Soo Af-Jartay Khilaafkii Ka Taagnaa Doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada Iyo Deegaanka + Sawiro

Madaxda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Soo Af-Jartay Khilaafkii Ka Taagnaa Doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada Iyo Deegaanka   Hargeysa-27-7-2019-(MT-JSL)-Shir ballaadhan oo ay maanta madaxtooyada ku yeesheen madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha oo Tacsi u diray Shacbiga iyo eheladii uu ka baxay Marxuum oday Axmed Cabdilaahi Xareed (Weerar)  oo ku geeriyooday caawa Gabiley

TACSI MADAXWEYNE: 25/07/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Shacabka Ugu Bushaareeyey Dhammaadka Shaqaaqaddii Ka Taagnayd Deegaanno Ka Tirsan gobolka Sanaag

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Shacabka Ugu Bushaareeyey Dhammaadka Shaqaaqaddii Ka Taagnayd Deegaanno Ka Tirsan gobolka Sanaag   Hargeysa-25-07-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Daah-Furay Gaadiid Casri Oo Shirkada Hyundai Dalka Keeni Doonta + SAWIRO

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Daah-Furay Gaadiid Casri Oo Shirkada Hyundai Dalka Keeni Doonta   Hargeysa-25-07-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay mashruuc...