HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Safiirka Dawladda Denmark   Hargeysa-22-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Safiirka Dalka Denmark Ambassador Steen...

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL Oo Kala Wareegay Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Dhismaha  Xarunta Madaxtooyada Cusub Oo Ay Gacanta Ku hayeen + Sawiro

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL Oo Kala Wareegay Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Dhismaha  Xarunta Madaxtooyada Cusub Oo Ay Gacanta Ku hayeen.   Hargeysa-08-04-2019-(MT-JSL)-Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Dalka Jarmalka + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Dalka Jarmalka   Hargeysa-08-04-2019-(MT-JSL)-WAR-SAXAAFADEED: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay...

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland

WAREEGTO MADAXWEYNE: 06 /04/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-292/042019 uu ku magacaabay Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha...

WAR-SAXAAFADEED: 04 /04/2019-Kal-fadhigii 32-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Lagaga Dooday Qodobbo Muhiim ah.

WAR-SAXAAFADEED: 04 /04/2019 Kal-fadhigii 32-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Lagaga Dooday Qodobbo Muhiim ah.   Kal-fadhigii 32-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey...

Deg-deg: wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-286/032019, ayaa Xilka qaadis, Magacaabid iyo Isku-beddel ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda

WAREEGTO MADAXWEYNE: 30 /03/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-286/032019, uu Xilka qaadis, Magacaabid iyo Isku-beddel...

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto ku magacaabay Maareeye ku xigeenka Haamaha Keydka Shidaalka

Wareegto Madaxweyne: 28/03/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-278/032019​, ku magacaabay​ Maareeye ku xigeenka Haamaha Keydka...