HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Digniin Adag U Diray Maamulka Xamar, Beesha Caalamkana Baaq U Soo Jeediyey

WAR-SAXAAFADEED: 04 /07/2019   Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Digniin Adag U Diray Maamulka Xamar, Beesha Caalamkana Baaq U Soo Jeediyey     Kal-fadhigii 37-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Gini (Guinea)

WAR-SAXAAFADEED: 02/07/2019   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Gini (Guinea)   Conakry-2-07-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii ballaadhnaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Safar Ugu Baxay Dalka Jamhuuriyadda Guinea Oo Uu Marti-qaad Rasmi Ah Ka Helay + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Safar Ugu Baxay Dalka Jamhuuriyadda Guinea Oo Uu Marti-qaad Rasmi Ah Ka Helay.   Hargeysa-01-07-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa...

Jamhuuriyadda Somaliland oo jawaab adag ka siisay hadal ka soo yeedhay Xalay Farmaajo

Jamhuuriyadda Somaliland oo jawaab adag ka siisay hadal ka soo yeedhay Xalay Farmaajo WAR-SAXAAFADEED: 26/06/2019 Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ladh iyo dacar ku kiciyey hadalka Madaxweynaha...