HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Mashaariic Waaweyn oo Magaalada Berbera Laga Hirgeliyey, Kuwo Kalena Kormeeray + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Mashaariic Waaweyn oo Magaalada Berbera Laga Hirgeliyey, Kuwo Kalena Kormeeray Berbera-16-04-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Wiishiish Cusub Oo Dekedda Berbera Loo Keenay, Soona Kormeeray Marsada Cusub Ee Dhimaheedu Socdo + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Wiishiish Cusub Oo Dekedda Berbera Loo Keenay, Soona Kormeeray Marsada Cusub Ee Dhimaheedu Socdo . Berbera-15-04-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane...

wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-293/042019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda

WAREEGTO MADAXWEYNE: 14 /04/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-293/042019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Roob-doonta + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Roob-doonta   Hargeysa-14-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka ku dhaqan caasimadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Dalalka Somaliland iyo Soomaaliya.

WAR-SAXAAFADEED:12 /04/2019   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Dalalka Somaliland iyo Soomaaliya.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Wershad Sifayn Doonta Baatroolka Oo Laga Hir Gelin-doono Magaaladda Berbera

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Wershad Sifayn Doonta Baatroolka Oo Laga Hir Gelin-doono Magaaladda Berbera Berbera-09-04-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil...