HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Casho-Sharaf Ku Maamuusay Weftigii Ka Socday Dawladda Eriteriya + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Casho-Sharaf Ku Maamuusay Weftigii Ka Socday Dawladda Eriteriya   Hargeysa-19-03-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilad, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa casho-sharaf ku maamuusay  wefti heer...

Wefti Heer Sare Ah Oo Ka Socda Dalka Ereteriya Oo Somaliland Soo Gaadhay + Sawiro

Wefti Heer Sare Ah Oo Ka Socda Dalka Ereteriya Oo Somaliland Soo Gaadhay   Hargeysa-18-03-2019-(MT-JSL)-Wefti ballaadhan oo ka socda dalka Ereteriya oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Hay’adda UNICEF + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Hay’adda UNICEF Hargaysa-17-03-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xafiiskiisa ku...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xalay Qaybo Ka Mida Caasimada La Caweeyey, Badhna Kormeer Ku Soo Maray +Sawiro

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xalay Qaybo Ka Mida Caasimada La Caweeyey, Badhna Kormeer Ku Soo Maray   16-03-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa habeennimadii...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Dalka Kusoo Laabtay 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Dalka Kusoo Laabtay   Hargeysa-14-03-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Imaaraadka...