HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo La Kulmay Dhallinyaro Loo Carbinayo Hoggaaminta Wanaagsan oo Gobollada Dalka Ka Socota + Sawiro

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo La Kulmay Dhallinyaro Loo Carbinayo Hoggaaminta Wanaagsan oo Gobollada Dalka Ka Socota   Hargeysa-12-03-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku-simaha madaxweynaha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil...

Madaxweyne ku-xigeenka, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Qaranka Somaliland Oo Tacsi Ugu Tagay Safaaradda Itoobiya Ku Leedahay Somaliland + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Qaranka Oo Tacsi Ugu Tagay Safaaradda Itoobiya Ku Leedahay Somaliland.   Hargeysa-11-03-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha...

Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray dawladda Federaalka Itoobiya iyo shacbi weynaha dalkaasi

Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray dawladda Federaalka Itoobiya iyo shacbi weynaha dalkaasi Hargeysa-10.03.2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Si Heer Sare ah loogu qaabiley Madaarka Abu-dhabi ee dalka imaaaaadka Carabta + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Si Heer Sare ah loogu qaabiley Madaarka Abu-dhabi ee dalka imaaaaadka Carabta   Abu-dhabai-09-03-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo...