HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Dalalka Geeska Afrikana iyadoo mid walba la qadarinayo jiritaankooda dhuleed iyo madax-bannaanidooda qarannimo, in ay iska kaashadaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo horumarka mandaqadda.

WAR-SAXAAFADEED: 21/02/2019 Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay uga mahadcelinaysaa Dawladda Federaal-ka iyo shacabka Itoobiya sidii milgaha iyo maamuuska lahayd ee ay u soo dhaweeyeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Somaliland iyo Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia oo Ku Kulmay Addis-ababa iyo Nuxurkii Ay Ka Wada Hadleen + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland iyo Raiisal Wasaaraha Ethiopia oo Ku Kulmay Addis-ababa iyo Nuxurkii Ay Ka Wada Hadleen   Hargeysa-20-02-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Itoobiya + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Itoobiya Hargeysa-20-02-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey, ayaa gaadhay caasimadda dalka Itoobiya...

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Booqasho Rasmi Ah Ugu Baxay Dalka Itoobiya + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Booqasho Rasmi Ah Ugu Baxay Dalka Itoobiya     Hargeysa-20-02-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo,...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Muhiim ah Oo Lagu Kordhiyey Cusbitaalka Guud ee Hargeysa + Sawiro

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Muhiim ah Oo Lagu Kordhiyey Cusbitaalka Guud ee Hargeysa   Hargeysa-18-02-2019-(MT-JSL)-Madaxxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa...