HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweyne Muuse Biixi Oo  Kulan La Yeeshay Safiirka Dalalka Somaliland, Kiiniya Iyo Soomaaliya U Qaabilsan Waddanka Finland

Madaxweyne Muuse Biixi Oo  Kulan La Yeeshay Safiirka Dalalka Somaliland, Kiiniya Iyo Soomaaliya U Qaabilsan Waddanka Finland Hargeysa–6-02-2019-(MT-JSL)-WAR-SAXAAFADEED-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa...

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagax-Dhigay Saldhig Cusub + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagax-Dhigay Saldhig Cusub   Hargeysa–6-02-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  maanta dhagax dhigay saldhig cusub oo casri ah oo laga hirgelin...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Sayladda Xoolaha Ee Hargeysa + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Sayladda Xoolaha Ee Hargeysa   Hargeysa–6-02-2019-(MT-JSL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  maanta kormeeray shaqo ku tegay sayladda Xoolaha ee...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Kulliyadda Tabobarka Macallimiinta + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Kulliyadda Tabobarka Macallimiinta  Hargeysa–6-02-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah xadhiga uga jaray kulliyadda tabobarka...

Madaxweynaha Somaliland oo Gacantiisa Ku Qaybiyey In Ka Badan Hal Milyan oo Buug Ah Oo Lacag La’aan Lagu Siiyey Ardayda Wax Ka Barata Dugsiyada...

Madaxweynaha Somaliland oo Gacantiisa Ku Qaybiyey In Ka Badan Hal Milyan oo Buug Ah Oo Lacag La’aan Lagu Siiyey Ardayda Wax Ka Barata Dugsiyada...