HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Dawaladda Hoose Ee Hargaysa, Soona Kormeeray Mashaariic Horumarineed + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Dawaladda Hoose Ee Hargaysa, Soona Kormeeray Mashaariic Horumarineed.   Hargaysa-06-01-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Daah-Furay Ololaha Qaranka  Ee Dhiig Bixinta Oo lagu Qabtay Qasriga Madaxtooyada + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Daah-Furay Ololaha Qaranka  Ee Dhiig Bixinta Oo lagu Qabtay Qasriga Madaxtooyada   Hargeysa-03-01-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Daah-furay...

Madaxweynaha JSL oo dhaqan-geliyey Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka ka dib markii ay golaha wakiiladu ansixiyeen

WAREEGTO MADAXWEYNE Haergeysa(MT-JSL)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-249/012019 ku dhaqan-geliyey maanta oo ay taariikhdu tahay 02.01.2019...

Madaxweynaha Somaliland oo Hambalyada Sanadka Cusub 2019-ka awgii uu shacbiga Somaliland ku hambalyaynayaa curashadiisa

Hambalyada Madaxweynaha JSL Ee Sanadka Cusub 2019-ka HARGEYSA-31/12/2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu munaasibadda Sannadka Cusub ee miilaadiga 2019-ka awgeed, kuna beegan...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Furay Shirka Mudnaanta Horumarinta Qaranka Somaliland + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Furay Shirka Mudnaanta Horumarinta Qaranka Somaliland   Hargaysa-31-12-2018-(MT-JSL)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb galay shirweynaha mudnaanaha...