HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Furay Shirka Mudnaanta Horumarinta Qaranka Somaliland + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Furay Shirka Mudnaanta Horumarinta Qaranka Somaliland   Hargaysa-31-12-2018-(MT-JSL)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb galay shirweynaha mudnaanaha...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Munaasibadda Qalin-jabinta Dufcaddii 2aad Ee Jaamacadda Frantz Fanon University + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Munaasibadda Qalin-jabinta Dufcaddii 2aad Ee Jaamacadda Frantz Fanon University.   Hargaysa-31-12-2018-(MT-JSL)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka qayb galay dufcaddii ...

Madaxweynaha JSL oo Xilka qaadis, Magacaabid iyo Isku-beddel ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda

Hargeysa(MT-JSL)WAREEGTO MADAXWEYNE: 31 /12/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-248/122018 uu Xilka qaadis, Magacaabid iyo Isku-beddel...

Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Soo Kormeeray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Wado Goboladda Awdal Iyo Gebilay + Sawiro

Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Soo Kormeeray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Wado Goboladda Awdal Iyo Gebilay. Borama-29-12-2018-(MT-JSL)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Soo Xidhay Kulan Hawleedkii Labada Maal-mood U Socday Agaasimayaasha Guud + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Soo Xidhay Kulan Hawleedkii Labada Maal-mood U Socday Agaasimayaasha Guud. Hargaysa-26-12-2018-(MT-JSL)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)...