HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Kulan-Hawleed Lagu Dardargelinayo Hawlaha Xukuumadda Oo Loo Qabtay Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Dawladda + Sawiro

  Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Kulan-Hawleed Lagu Dardargelinayo Hawlaha Xukuumadda Oo Loo Qabtay Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Dawladda   Hargeysa-25-12-2018-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane  Muuse Biixi Cabdi, ayaa...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hir-geliyay Burco + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hir-geliyay Burco Burco-24-12-2018-(MT-JSL)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo waftigii uu...

Madaxweynaha Somaliland oo ka tacsiyadeeyey qoyska reer Afqalooc iyo Golaha deegaanka Caasimada Hargeysa Geerida Marxuum Xil Siciid Afqalooc oo ku  Ingiriiska

Madaxweynaha Somaliland oo ka tacsiyadeeyey qoyska reer Afqalooc iyo Golaha deegaanka Caasimada Hargeysa Geerida Marxuum Xil Siciid Afqalooc oo ku  Ingiriiska IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Socdaal Shaqo Ku Gaadhay OODWAYNE + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Socdaal Shaqo Ku Gaadhay OODWAYNE. Oodwayne-23-12-2018-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti ballaadhan oo uu hogaaminaayo...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiiradda Ay Khusayso Barnaamijka Horumarinta Dagmooyinka Ee JPLG-ga + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiiradda Ay Khusayso Barnaamijka Horumarinta Dagmooyinka Ee JPLG-ga. Hargyasa-23-12-2018-(MT-JSL)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa...