HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Casri Ah Oo Loo Hirgeliyey Cusbitaalka Carruurta ee MAS.

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Casri Ah Oo Loo Hirgeliyey Cusbitaalka Carruurta ee MAS.   Hargeysa-16-09-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Kaabayaasha Biyo Ballaadhinta Caasimadda Hargeysa Oo Gebogebo Ku Dhaw

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Kaabayaasha Biyo Ballaadhinta Caasimadda  Hargeysa Oo Gebogebo Ku Dhaw   Hargeysa-16-09-2024-(MT-JSL)-MadaxweynahaJamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray dhammaystirka kaabayaasha biyo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Ka qaybgalay Daah-furka Barnaamij-siyaasadeedka Afraad ee xisbiga KULMIYE.

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Ka qaybgalay Daah-furka Barnaamij-siyaasadeedka Afraad ee xisbiga KULMIYE.   Hargeysa-12-09-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa jagada madaxweyne ee xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi...

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Koobab Gudoonsiiyey Kooxihii Ku Kala Guulaystay Tartankii Kubadda Cagta ee Kooxaha Heerka labaad Uga Socday Garoonka Xawaadle + Sawiro

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Koobab Gudoonsiiyey Kooxihii Ku Kala Guulaystay Tartankii Kubadda Cagta ee Kooxaha Heerka labaad Uga Socday Garoonka Xawaadle   Hargeysa-13-06-2018-()Madaxweyne ku xigeenka...

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyey  Qabyo-Qoraalka Xeerka Doorashooyinka Qaranka Iyo Diiwaan-Gelinta Cod-Bixiyaha Oo Ay Qodobbo Muhiim Ahi Ku Lammaan Yihiin

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyey  Qabyo-Qoraalka Xeerka Doorashooyinka Qaranka Iyo Diiwaan-Gelinta Cod-Bixiyaha Oo Ay Qodobbo Muhiim Ahi Ku Lammaan Yihiin   Hargeysa-07-06-2018-(Madaxtooyada JSL)-Kal-fadhigii Afar iyo tobnaad (14-aad)...

Madaxweynaha Somaliland Oo Afur Iyo Casho Is-Barkan Ku Casuumay Culimaa’udiinka Dalka + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Afur Iyo Casho Is-Barkan Ku Casuumay Culimaa’udiinka Dalka “Culimada waxaan ka doonayaa inay igala hawlgalaan laba shay oo aan is leeyahay dhibaatooyinka...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tabobar Usoo Xidhay Dufcaddii 29-aad Ee Ka Qalin-Jabisay Dugsiga Tababarka Booliska Ee  Lixle Mandheera + Sawiro

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tabobar Usoo Xidhay Dufcaddii 29-aad Ee Ka Qalin-Jabisay Dugsiga Tababarka Booliska Ee  Lixle Mandheera   Hargeysa-05-06-2018-(Madaxtooyada JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...

Madaxweynaha JSL Oo Abaal-marinno Qaali Ah Guddoonsiiyey Arday Ku Guulaysatay Tartanka Qur’aanka Kariimka Ah Ee Heer Qaran

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa abaal-marino qaali ah guddoonsiiyey Ardaydii kaalmaha sare ka gashay tartanka xiftiga Qur’aanka kariim ah ee heer...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Tababar Loo Soo Xidhay Cutubyo Ka Mida Ciidanka Qaranka Oo Ka Baxay Dugsiga Tababarka Jadiidka Ee Darar-weyne +Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Tababar Loo Soo Xidhay Cutubyo Ka Mida Ciidanka Qaranka Oo Ka Baxay Dugsiga Tababarka Jadiidka Ee Darar-weyne   Darar-weyne-30-05-2018-(MADAXTOOYADA JSL)-Madaxweynaha...

Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda  hay’adda Ingiriiska u qaabilsan deeqaha dibada ee DFID 

Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda  hay’adda Ingiriiska u qaabilsan deeqaha dibada ee DFID Hargeysa(M-tooyada)WAR-SAXAAFADEED: 28/05/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...