HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliand Iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo Oo  Safar Shaqo Ku Gaadhay Magaalada Berbera, Shacabkana Soo Dhaweyn Kala KULMAY + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliand Iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo Oo  Safar Shaqo Ku Gaadhay Magaalada Berbera, Shacabkana Soo Dhaweyn Kala KULMAY Berbera-18-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyaddda Somaliland, Mudane Muuse...

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL Oo Tacsi u diray Ciidamada Qalabka Sida iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuum Xidigle Cabdi Xasan Jaamac (Dhaban-leexshe) oo...

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL Oo Tacsi u diray Ciidamada Qalabka Sida iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuum Xidigle Cabdi Xasan Jaamac (Dhaban-leexshe) oo...

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Iyo Wasaaradda Waxbarashada Oo Madaxweynaha Hortiisa Kaga Dhawaaqay Shaqaalaysiinta 954 Bare Oo Muddo Dheer Qaranka Dheef La’aan Ugu Shaqaynayey + Sawiro

 Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Iyo Wasaaradda Waxbarashada Oo Madaxweynaha Hortiisa Kaga Dhawaaqay Shaqaalaysiinta 954 Bare Oo Muddo Dheer Qaranka Dheef La’aan Ugu Shaqaynayey.   Hargeysa-13-11-2018-(MT-JSL)-Hormoodka Wasaaradda Waxbarashada...

Madaxweyneku-xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Ururka Wadaniga Ah Ee SHAQO-DOON + Sawiro

Madaxweyneku-xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Ururka Wadaniga Ah Ee SHAQO-DOON   Hargaysa-12-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xadhiga ka jaray...

Daawo”Somaliland xisbiyadu waa xarbiyeen, xukunka dalkana xeerkaa u kala xulay oo cod baa lagu xaqiijiyey doorashadii madaxtooyaduna way dhammaatay haddaad hibasho iyo halacsi kursi...

WADDANI-YOW Haddaad Hibasho Kursi iyo Hammuun Qabtaan Doorashooyin Way Soo Socdaane Badka Kaalaya   Hargeysa-11-11-2018-(MT-JSL)-Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamuud Warsame Jaamac oo maanta u jawaabay...