HomeWararka

Wararka

“ Anigu shaqsigan waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka iyo wanaaga shacbiga Somaliland …” Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...

  “ Anigu shaqsigan waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka iyo wanaaga shacbiga Somaliland …” Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Qado Sharaf Ugu Sameeyey Madaxdhqameedka JSL .

  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo uu weheliyo madaxweyne ku xigeenku ayaa manta qasriga madaxtooyada qado sharaf ugu sameyey dhamaan madax dhaqameedka...

Kal-fadhigii 23-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Waxa Maanta Lagaga Dooday Amniga, Waxbarashada Iyo Macdanta & Tamarta + Sawirada iyo Shaxda Waxbarashada

Kal-fadhigii 23-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Waxa Maanta Lagaga Dooday Amniga, Waxbarashada Iyo Macdanta & Tamarta Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 18/10/2018-Kal-fadhigii 23-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo...

Madaxweynaha Somaliland Waxa uu Hambalyo u dirayaa Geesiyaashii naftooda, maalkooda iyo maskaxdoodaba u huray xornimadda & madax-bannaanida dalka xilliyaddii kala duwan

HAMBALYADDA MAALINTA XUSKA SHUHADADA Madaxweynaha Somaliland Waxa uu Hambalyo u dirayaa Geesiyaashii naftooda, maalkooda iyo maskaxdoodaba u huray xornimadda & madax-bannaanida dalka xilliyaddii kala duwan Hargeysa-17...

Madaxweynaha Somaliland oo wareegto ku magacaabay Xubnaha Komishanka Maamul-wanaaga

Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 16 /10/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-215/102018, ku magacaabay Xubnaha Komishanka Maamul-wanaaga. Waxaanay u dhignayd...

Madaxweynaha oo tacsi u diray qoyska uu ka baxay Marxuum Cabdilaahi Kaahin Yuusuf oo ku geeriyooday Dalka Canada

Madaxweynaha oo tacsi u diray qoyska uu ka baxay Marxuum Cabdilaahi Kaahin Yuusuf oo ku geeriyooday Dalka Canada INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Hargeysa(MT-JSL)TACSI MADAXWEYNE:...

Madaxweyanaha Somaliland Oo Casho Sharaf U Sameeyay Ergadii Kasoo Qayb-gashay Shirkii Dib U Eegidda Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliland + Sawiro

Madaxweyanaha Somaliland Oo Casho Sharaf U Sameeyay Ergadii Kasoo Qayb-gashay Shirkii Dib U Eegidda Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliland Hargeysa-12-10-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi...

Daawo “Waxa aan leeyahay Berberi way koraysaa, Somaliland-na hore ayey u maraysaa, aduunkana wax bay la qaybsanaysaa, idinkana (Soomaaliya) waa idiin diyaar, cadaawad iyo...

“Waxa aan leeyahay Berberi way koraysaa, Somaliland-na hore ayey u maraysaa, aduunkana wax bay la qaybsanaysaa, idinkana (Soomaaliya) waa idiin diyaar, cadaawad iyo nacna...