HomeWararka

Wararka

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐦𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐛𝐢𝐥𝐞𝐲 .

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐦𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐛𝐢𝐥𝐞𝐲 . Gabiley: 21/02/2025 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muddane Cabdiraxmaan Maxamed...

“ Anigu shaqsigan waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka iyo wanaaga shacbiga Somaliland …” Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...

  “ Anigu shaqsigan waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka iyo wanaaga shacbiga Somaliland …” Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...

Madaxweynaha JSL Oo Dhaqan-geliyey Xeerka Qandaraasyada Qaranka Xeer Lr. 82/2018 Iyo Dhaqan-galka Xeerka Kalluumaysiga Jamhuuriyadda Somaliland, Xeer Lr. 84/2018

Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 07/10/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-207/102018, ku dhaqan-geliyey laba xeer oo kala ah, Xeerka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi oo wareegto madaxweyne ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran

Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 06/10/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-205/102018, ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran.   Waxaanay...

Madaxweynaha JSL oo tacsi u diray ehelka iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Xasan Cabdi Ismaaciil oo ku geeriyooday Sucuudiga

TACSI MADAXWEYNE:04/10/2018 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa...

Mdaxweynaha oo tacsi u diray Golaha Guurtida iyo Ehelkii uu ka baxay Marxuum Xil Yuusuf Cabdilaahi Cawaale oo xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

TACSI MADAXWEYNE: 04/10/2018 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Hargeysa-04-10-2018-(MT-JSL)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Golaha wasiirradda Somaliland Oo warbiximo Ka Dhegeystay Guddida Diyaarinta Miisaaniyadda Qaran Ee Sannadka 2019, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada & Sayniska Iyo Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

Golaha wasiirradda Somaliland Oo warbiximo Ka Dhegeystay Guddida Diyaarinta Miisaaniyadda Qaran Ee Sannadka 2019, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada & Sayniska Iyo Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.    Hargeysa(MTWAR-SAXAAFADEED04/10/2018-Fadhiga...