HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Daawo Wasiir Sacad Cali Shire oo Wufuudi ka soo qaybgashay Casho sharaftii Madaxweynaha hoosta ka xarriiqay inay joogaan dal nabad ah oo dadkiisu caan...

Wasiir Sacad Cali Shire oo Wufuudi ka soo qaybgashay Casho sharaftii Madaxweynaha hoosta ka xarriiqay inay joogaan dal nabad ah oo dadkiisu caan ku...

Madaxweynaha Somaliland Oo Casho-sharaf Ku Maamuusay Aqoonyahanno Iyo Diblomaasiyiin Ajaanib ah Oo Kasoo Qayb-galay Carwada Caalamiga Ah Ee Bandhigga  Buugaagta Hargeysa + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Casho-sharaf Ku Maamuusay Aqoonyahanno Iyo Diblomaasiyiin Ajaanib ah Oo Kasoo Qayb-galay Carwada Caalamiga Ah Ee Bandhigga  Buugaagta Hargeysa   Hargeysa-25-07-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane...

Madaxweynaha  Muuse Biixi oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Ingiriiska u Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya + Sawiro

Madaxweynaha  Muuse Biixi oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Ingiriiska u Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya   Hargeysa-22/07-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar...