HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xafladda Qalinjebinta Dufcadii 23aad Ee Jaamacadda Camuud.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xafladda Qalinjebinta Dufcadii 23aad Ee Jaamacadda Camuud. Boorama-01-09-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalo madaxda...

Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo Soo Dhaweyn Ballaadhan kala Kulmay Shacbi Weynaha Caasimada Awdal ee Boorama.

Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo Soo Dhaweyn Ballaadhan kala Kulmay Shacbi Weynaha Caasimada Awdal ee Boorama.   Boorama:31-08-2024-()-Bulsho weynta caasimada Gobolka Awdal ee Boorama...

Shacabka reer Dila oo Soo Dhaweyn diirran ku qaabilay Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland.

Shacabka reer Dila oo Soo Dhaweyn diirran ku qaabilay Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland.   Dila:31/08/2024-(MT-JSL)-Bulshada ku dhaqan Degmada Dila ee gobolka Awdal, ayaa maanta...

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qodobo Adag ka Soo Saaray Fadhigii 131aad ee Galabta.

WAR-SAXAAFADEED:-29-08-2024 Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qodobo Adag ka Soo Saaray Fadhigii 131aad ee Galabta. Fadhigii 131aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha...