HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Somaliland Oo Afur Iyo Casho Is-Barkan Ku Casuumay Culimaa’udiinka Dalka + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Afur Iyo Casho Is-Barkan Ku Casuumay Culimaa’udiinka Dalka “Culimada waxaan ka doonayaa inay igala hawlgalaan laba shay oo aan is leeyahay dhibaatooyinka...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tabobar Usoo Xidhay Dufcaddii 29-aad Ee Ka Qalin-Jabisay Dugsiga Tababarka Booliska Ee  Lixle Mandheera + Sawiro

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tabobar Usoo Xidhay Dufcaddii 29-aad Ee Ka Qalin-Jabisay Dugsiga Tababarka Booliska Ee  Lixle Mandheera   Hargeysa-05-06-2018-(Madaxtooyada JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...

Madaxweynaha JSL Oo Abaal-marinno Qaali Ah Guddoonsiiyey Arday Ku Guulaysatay Tartanka Qur’aanka Kariimka Ah Ee Heer Qaran

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa abaal-marino qaali ah guddoonsiiyey Ardaydii kaalmaha sare ka gashay tartanka xiftiga Qur’aanka kariim ah ee heer...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Tababar Loo Soo Xidhay Cutubyo Ka Mida Ciidanka Qaranka Oo Ka Baxay Dugsiga Tababarka Jadiidka Ee Darar-weyne +Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Tababar Loo Soo Xidhay Cutubyo Ka Mida Ciidanka Qaranka Oo Ka Baxay Dugsiga Tababarka Jadiidka Ee Darar-weyne   Darar-weyne-30-05-2018-(MADAXTOOYADA JSL)-Madaxweynaha...

Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda  hay’adda Ingiriiska u qaabilsan deeqaha dibada ee DFID 

Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda  hay’adda Ingiriiska u qaabilsan deeqaha dibada ee DFID Hargeysa(M-tooyada)WAR-SAXAAFADEED: 28/05/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...

Qodobbo Muhiim ah oo Kasoo Baxay Shirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland

Kal-fadhigii kow iyo tobnaad (11-aad) ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah ugu qabsoomay hoolka shirarka ee golaha wasiirrada, waxana lagu...

Madaxweyne-ku-xigeenka jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan La Qaatay Madaxda Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland

Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida heer qaran ee qaban-qaabada munaasibadda qaran ee 18-ka May, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa kulan ballaadhan la...