“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...
Bulshada reer Ceel-Afweyn oo aan u kala hadhin soo dhaweynta Madaxweynaha iyo weftigiisa.
Ceel-Afweyn:20/08/2024(MT-JSL)-Shacabka ku dhaqan degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag, ayaa soo dhaweyn ballaadhan...