HomeWararka

Wararka

Daawo: Madaxweyne ku-xigeenka JSL oo xadhiga ka jaray Wadad-diid Mall

https://youtu.be/cus7r9X7Tew?si=J6R0BFDW5PChV4j-

WAR SAXAAFADEED : Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland

WAR SAXAAFADEED Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayey Madaxweyne...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Wufuud ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Wufuud ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay. Hargeysa-23-05-2024-(MT-JSL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley Ku-xigeenka...

Munaasibad Loogu fooladaynayo 33-guurada kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii xorriyadda Somaliland oo Qasriga madaxtooyada lagu qabtay.

  Munaasibad Loogu fooladaynayo 33-guurada kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii xorriyadda Somaliland oo Qasriga madaxtooyada lagu qabtay.   Hargeysa-18-05-2024-(MT-JSL)-Munaasibad ballaadhan oo loogu fooladaynayo 33-guurada kasoo...

Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Xuska sannad-guurada 33-aad ee kasoo wareegtay dib ula soo noqoshada qarannimada Somaliland.

Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Xuska sannad-guurada 33-aad ee kasoo wareegtay dib ula soo noqoshada qarannimada Somaliland. Hargeysa-18-05-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...