Wararka
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo tabobar usoo xidhay ku dhawaad Afar kun oo shaqaalaha dawladda ah oo bartay Dastuurka iyo Waddaniyadda.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo tabobar usoo xidhay ku dhawaad Afar kun oo shaqaalaha dawladda ah oo bartay Dastuurka iyo Waddaniyadda. Hargeysa-10-07-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo dhagax-dhigay Suuqa Waaheen
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo dhagax-dhigay Suuqa Waaheen. Hargeysa-08-07-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dib-u-dhiska suuqa casriga ah…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Tacsi u diray qoyskii, ehelladii, iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Mujaahid Marxuum Abokor Cabdi Maxamed (Afdhanle)
TACSI MADAXWEYNE: 08/07/2023. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagaga Hadlay Doorashooyinka iyo Dooddii Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland ee Baarlamaanka Ingiriiska.
WAR-SAXAAFADEED Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagaga Hadlay Doorashooyinka iyo Dooddii Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland ee Baarlamaanka Ingiriiska. Hargeysa-06-07-2023-(MT-JSL)-Fadhigii 113aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo shacabka Caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada Salaadda Ciidal-Adxaha.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo shacabka Caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada Salaadda Ciidal-Adxaha. Hargeysa-28-06-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda, gaar…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo dhambaal tacsi ah u dirayaa, Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, qoyskii iyo ehellada, uu ka baxay Alle ha unaxariistee Marxuum Korneyl Cabdi Ibraahim Xuseen (Jaalle-diid)
TACSI MADAXWEYNE: 27/06/2023. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo ah u diray Shacabka Somaliland Munaasibadda Ciidal-Adxaha Awgeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo ah u diray Shacabka Somaliland Munaasibadda Ciidal-Adxaha Awgeed. 27-06-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu shacabka Jamhuuriyadda…





