“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...
WAR-SAXAAFADEED.
Golaha Wasiirrada Oo Go'aan Gale Ku Soo Saarey In Arrimaha Kufsiga Lagu Xaliyo Oo Kaliya Go'aamadda Garsoorka.
Hargeysa-13-06-2023-(MT-JSL)-Fadhigii 129aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo...