HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo tabobar usoo xidhay ku dhawaad Afar kun oo shaqaalaha dawladda ah oo bartay Dastuurka iyo Waddaniyadda.

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo tabobar usoo xidhay ku dhawaad Afar kun oo shaqaalaha dawladda ah oo bartay Dastuurka iyo Waddaniyadda.   Hargeysa-10-07-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo dhagax-dhigay Suuqa Waaheen

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo dhagax-dhigay Suuqa Waaheen.   Hargeysa-08-07-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dib-u-dhiska suuqa casriga ah...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Tacsi u diray qoyskii, ehelladii, iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Mujaahid Marxuum Abokor Cabdi...

TACSI MADAXWEYNE: 08/07/2023. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagaga Hadlay Doorashooyinka iyo Dooddii Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland ee Baarlamaanka Ingiriiska.

WAR-SAXAAFADEED   Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagaga Hadlay Doorashooyinka iyo Dooddii Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland ee Baarlamaanka Ingiriiska.   Hargeysa-06-07-2023-(MT-JSL)-Fadhigii 113aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu...